Xujey Soomaaliyeed oo ku geeriyootay Isbuurasho (Akhriso Magacyada)

Qaar kamid ah Xujey wadamo kala duwan ka tagtay ayaa shalay ku geeriyooday isbuurasho ka dhacday Mina, xujeyda geeriyootay waxaa ku jira kuwa Soomaaliyeed. Labo Xaaji oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay in ay kamid yihiin Xujeyda geeriyootay kuwaa oo kala ah Xaaji Axmed Maxamed Saalax iyo Xaaji Xasan Maxamed Jimcaale, waxaa sidoo kale jira Xujey kale … Continue reading Xujey Soomaaliyeed oo ku geeriyootay Isbuurasho (Akhriso Magacyada)